33:34Maxaad mar walba u dareemaysaa daal? (Xalka halkan ka baro) |Dr Adnan
73K views · 5mo ago · 33:34
Numberka balamaha Onlineka ah: WhatsApp: +252615830555 Producer: IBrahim CM Production: @sultaanfilms "Ma dareemaysaa daal aad u daran xataa haddii aad seexato? Ma dhacdaa inaad kacdo adoo aan lahayn wax tamar ah? Qaybtan Podcast-ka ah, waxaan kaga hadlaynaa asbaabaha ka dambeeya daalka maskaxda iyo kan jirka, iyo tillaabooyinka cilmiyeed ee aad qaadi karto si aad u dareento firfircooni. Ha moogaan talooyinka ku saabsan hurdada, cuntada, iyo maareynta walwalka."













